WARARKA

FARMAAJO “Inta Geelle uu madaxweynaha yahay inaga 4-M.W iyo 12-RW ayaa na soo martay..”.

Isagoo niyadda ka jabinaya madaxweynihii hore Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud kuna caanbaxay halkudhigii (Qabyo ninkeedaa dhameestira) kuna sugnaa furitaanka safaaradda Jabuuti ayuu Madaxweyne Maxamed

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

TOP-NEWS: Maamulka rugta ganacsiga iyo warshahadaha oo dhaliil culus loo jeediyey.

Qaar ka mid ah Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa dhaliil xoogan u jeediyey Maamulka Rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya. Ganacsatadan oo qaarkood aan la xirriiray ayaa

Continue Reading »

WARARKA Archives

Al shabaab oo la wareegay dhanaane
- Mar 18, 2019
Deeganka dhanaane oo katirsan g... Al shabaab ayaa la wareegay deeganka dhanaane oo ka tirsan gobolka shabelaha hoose saakay Ciidanka dowlada soomalia qeybtooda 12 April ee ku sugnaa deeganka dhanaane ...
Qarax miino ayaa ka dhacay Jubbada hoose
- Mar 11, 2019
. Qaraxa oo sida la sheegay ahaa Miino oo lagu aasay wadada dhinaceeda ayaa la tilmaamay in uu qabsaday Gaari Hoomey ah oo Khudaar waday,isla markaana ay saarnayeen Afar qof oo ...
HA DILIN EE DARYEEL HAWEENKA!!!.
- Mar 10, 2019
Markii ay bur-burtay hannaankii dowladdnimo ee Ummadda Soomaaliyeed dalka waxa uu galay xaalad fowdo iyo dagaalo sokeeye isla markaana sababay daganaasho la’aan, taasoo raad madow ku yeeshay guud ahaan shacabka ...
Jinsiyadaha dadkii ku dhibtay diyaaradda Itoobiya
- Mar 10, 2019
“Jinsiyadaha dadkii ku dhibtay diyaaradda Itoobiya 32 Kenyan 18 Reer Canada 9 Itoobiyaan 8 Shiinees 8 Talyaani 8 Ameerikaan 7 Faransiis 7 Ingiriis 6 Masaari 5 Holandiis 4 baasaboor Qaramada Midoobay ...
Ra’iisul wasaare Khayre oo ka qeyb galay aaska marxuum Ex wasiir
- Mar 10, 2019
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qayb Galay Janaasada Iyo Aaska Qaran Ee Wasiirkii Arrimaha Dastuurka XFS Muqdisho; Axad, Maarso 10, 2019 --Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ...
DHIIGBAXA SHACABKA MUQDISHO!!! (QALINKA BILE BAASTEY).
- Mar 7, 2019
Waa argagax iyo murugo inteeda la eg marka ay dhagahaagu soo gaaraan ama aad daawatid muuqaalada ka turjumaya weerarada qaraxyada iyo kuwa beegsiga tooska ah ee lagu gumaadayo shacabka ku ...
Madaxweyne farmaajo oo saakay safar ah
- Mar 5, 2019
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofaya Garoonka Aadan Cabdulle, waxayna kusii jeedaan magaalada Addis Ababba. Madaxweynaha ayaa wada hadallo la yeelanaya isla ...
SHIR KU SAABSAN DIB . U Eegista
- Mar 4, 2019
Banbax Howleed ku Saabsan Dib-U-Eegista Dastuurka oo ay ka soo qaybgaleen hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La socodka ee Dib-u-eegista Dastuurka ee baarlamaanka ...

Next Page »