WARARKA

CALAFKU MA HUNGOOBO.

Labada qofood ee calafka isku leh calafkooda hasoo raago ama hasoo deg dego waa kii yimaada aniga iyo iyada muddo ayaan is baadi goobeynay waxanan

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

Markab Xoolo nool siday oo Sacuudiga dib u soo celiyay oo ku soo wajahan Dekeda Boosaaso

Markab Xoolo sida oo laga soo celiyay Sacuudiga ayaa saacadaha soo socda ku soo wajahan Dekeda Boosaaso ee Gobolka Bari, halkaasoo maalmo ka hor uu

Continue Reading »

WARARKA Archives

Muqdisho qarax dad ku dhinteen oo ka dhacay meel Maqaayad
- Aug 5, 2018
Qaraxan ayaa waxa uu ka dhacay wadada Maka Al Mukarama gaar ahaan meel ku dhow isgoyska shaqaalaha iyo shaneemadii hore ee Soomaaliya,  waxaana ay wararka soo baxaya ay sheegayaan inuu ...
Mas,uul ka tirsan Maxkamada Gobolka Banaadir oo Xabsi la geeyay
- Aug 5, 2018
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xabsiga dhigay Kaaliye ka tirsanaa Maxkamadda gobolka Banaadir oo lagu eedeeyey qaadasho laaluush. Amar ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu xiray Cabdul ...
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo magacaabay Wasiiro dhowr ah
- Aug 5, 2018
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay Wasiiro cusub, iyadoo la buuxiyay labo wasiir oo booskooda banaanaa, kuwaasoo bil ka hor uu Ra’iisul ...
Afganbi Ka Dhacay Dhulka Dowlad Deegaanka Somali Itoobiya
- Aug 4, 2018
Warar Aan La Xaqiijin Ayaa Sheegaya In Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa goordhow af ganbi lagu riday, Sidaas Waxaa Laga Sooxigtay Ilo Ku Dhow Gudoomiyaha Baarlamaanka ...
Maxkamada Ciidamada Somaliya oo xukuntay Rag lagu eedeeyay Daacish.
- Aug 2, 2018
Dhowr jeer oo fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan Nin ee ka tirsanaa Ururka Daacish kuwooda ku sugan Soomaaliya. Mahad Maxa’ud Cabdi Abuu-Yaasiin oo ah eedeysanaha 1-aad ayaa loo heystaa ...
Qaarka mid ah madaxda federalka ee Puntland oo shir la leh Gaas
- Aug 2, 2018
Wasiirada iyo xildhibaanada kasoo jeedda Puntland ee Dawlada Federaalka intooda ku sugan magaalada Garowe ayaa shir albaaabadu u xiran yihiin laleh golaha wasiirada Puntland oo uu shir gudoominaayo madaxweyne Cabdiwali ...
Wiil dhalinyaro ah oo magaalada Muqdisho isku dilay. (Sababta ogoow).
- Aug 1, 2018
Wararka aanu ka helayno Xaafada Faanoole oo ku taal degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in halkaasi uu isku dilay Wiil dhalin yaro ah oo aad looga yiqiinay xaafadaas ...
MIDNIMO AYAA MIRO DHASHA! (QALINKA:- BILE BAASTEY).
- Jul 31, 2018
Marka aad taariikhda caalamka dib milicsato guul kasta oo la gaaro waa mid ku timaada midnimo iyo fikir wada jira…haddii ay ahaan lahaayeen Dowladdaha waa-weyn oo qoowmiyadahoodu ay saameeyeen Midnimo ...

« Previous PageNext Page »