MAQAL IYO MUUQAAL

Dhageyso: Maamule Iskuul oo lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose

Wararka naga gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay toogasho ku dileen nin ahaa maamulo iskuul xilli

Continue Reading »

Qeybta MAQAL IYO MUUQAAL

Dhageyso: Wasaarada Amniga Koofur Galbeed oo Amar dul dhigtay Musharixiinta iyo shacabka Koofur Galbeed

Wasaaradda amniga Xukuumadda Soomaaliya waxa ay soo saartay wareegto lagu farayay Wasiirka amniga Koonfur Galbeed dardar gelinta amniga deegaanada Maamulkaas inta lagu guda jiro doorashada

Continue Reading »

MAQAL IYO MUUQAAL Archives

Dhageyso: Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Qardho
- Nov 26, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo oo ka kooban goleyaasha Dowldda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa galabta 26 November ...
Madaxweynaha Hir shabeelle oo lagu soo Dhaweeyay Magaalada Baladweyne
- Nov 26, 2018
Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare. Wafdiga waxaa Garoonka diyaaradaha Baladweyne ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed ...
Ciidamada Galmudug oo kaashanaya Ciidanka dawlada Federaalka oo soo Afjaray weerarkii saakay ka dhacay Gaalkacyo
- Nov 26, 2018
Ciidanka sida gaarka u Tababaran ee Danab,Ciidamada Booliska iyo Nabad usgida Soomaaliya ayaa soo Afjaray weerar Al-Shabaab saaka ku qaadeen Guri ku yaala magaalada Gaalkacyo oo uu daganaa wadaad lagu ...
Dhageyso: Madaxweynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay dhul ka maqan Soomalida Deganka Dalka Itoobiya oo Qowmiyada Oro,mada ay la wareegeen
- Nov 26, 2018
Madaxweynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya  Mustaf maxumed Cagjar ayaa markii ugu horaysay wuxuu si adag uga hadlay colaada ka dhex jirta soomalida iyo Oromada colaada waxaa ku dhintay dad tiro ...
Dhageyso: Wasiirka Wasaarada Beeraha oo ka warbixiyay kulan looga hadlayay wax soo sarka Beeraha oo uu la qaatay xubno ka socda Jaamacada Carabta
- Nov 26, 2018
Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta u jooga Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleen kordhinta taageerada Jaamacadda Carabta ee wax soo saarka beeraha Soomaaliya. Wasiirka beeraha iyo waraabka Soomaaliya ...
Dhageyso: Gudoomiyaha Magaalada Marka oo ka hadlay Amaanka Magaaladaasi
- Nov 25, 2018
Gudoomiyaha Degmada Marka ee gobolka shabeelaha Hoose Xasan Cumar Macalin ayaa waraysi uu bixiyay waxa uu kaga hadlay Amaanka magaalada marka ee xaruunta gobolka shabeelaha Hoose Gudoomiye Xasan Cumar Macalin ayaa ...
Dhageyso: Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ka warbixiyay shir lagu qabtay Dalka Suudaan
- Nov 25, 2018
Wasiirka Cadaaladda iyo garsoorka Soomaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka warbixiyey shir ay wasiirrada Cadaaladda dalalka Jaamacadda carabta ugu soo gabangaboobay dalka Suudaan, kaas oo looga hadlayey horumarinta hay’adaha cadaaladda Wasiirka ...
Dhageyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo fariin u diray Ganacsatada Gobolka Banaadir
- Nov 24, 2018
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Injineer Yariisow ayaa farriin isugu jirta Amar iyo dardaaran u jeediyay Ganacsatada Magalada Muqdisho. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka gobolka Banaadi ...

Next Page »

WARARKA