MAQAL IYO MUUQAAL

Dhageyso: Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ka warbixiyay shir lagu qabtay Dalka Suudaan

Wasiirka Cadaaladda iyo garsoorka Soomaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka warbixiyey shir ay wasiirrada Cadaaladda dalalka Jaamacadda carabta ugu soo gabangaboobay dalka Suudaan, kaas oo

Continue Reading »

Qeybta MAQAL IYO MUUQAAL

Dhageyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo fariin u diray Ganacsatada Gobolka Banaadir

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Injineer Yariisow ayaa farriin isugu jirta Amar iyo dardaaran u jeediyay Ganacsatada Magalada Muqdisho. Duqa Muqdisho

Continue Reading »

MAQAL IYO MUUQAAL Archives

Dhageyso:Gudiga Doorashada Koofur Galbeed oo ka hadlay sababta dib loogu dhigay doorashada madaxweynaha Koofur galbeed
- Nov 23, 2018
Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa markale ku dhawaaqay in dib u dhac uu ku yimid doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed oo lagu waday in ay dhacdo 28-da ...
Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo oo soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay dalka talyaaniga
- Nov 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabogabeeyay booqasho rasmi ah oo uu muddo saddex cisho ah ku joogay dalka Talyaaniga. Madaxweynaha ayaa intii uu Rome ku sugnaa waxa ...
Dhageyso: Suldaan shariif Cali Ibraahim oo ka soo jeeda Degaanada Koofur Galbeed oo Eedeeyn U jeediyay Dawlada Federaalka Soomaaliya
- Nov 23, 2018
Suldaan shariif Cali Ibraahim oo ka mid ah wax garadka Koofur galbeed ayaa waraysi uu bixiyay awaxa uu kaga hadlay xaalada Koofur Galbeed iyo dib u dhaca ku yimid dooerashada ...
Dhageyso:Xildhibaan C/Rashiid Maxamed Xidig oo ka digay khilaafka dawlada Federaalka iyo dawlad Goboleedyada
- Nov 22, 2018
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah Xildhibaanada  baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Jubbaland ayaa gaaray magaalada Kismaayo. Masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlad-goboleedkada Jubbaland iyo qaybaha kala ...
Dhageyso:Siyaasiga Cabdi Bare Jibriil oo Cambaareeyay Xariga Nur Ismaaciil sheekh oo U xiran Amarka ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka banaadir
- Nov 21, 2018
Siyasiga Cabdi Barre Jibriil ayaa sharci darro ku Tlmamay Xariga Nuur Ismaciil sheekh oo lagu Xiray Amar ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/Raxmaan Cumar Cusmaan ...
Dhageyso: Odayaasha Dhaqanka gobolka Hiiraan oo Eedeeyay Madaxweyne ku xigeenka Hir shabeelle
- Nov 19, 2018
Nabadoon Dacar Xersi Nuur oo ka mid ah waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa ku Eedeeyay Madaxweyne ku xigeenka Hir shabeele Cali C/Laahi Xuseen Guud laawe  in uu Mas'uul ka yahay dhibaatada ...
Dhageyso: Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Jig Jiga oo ka cabanaya Boob iyo Isir naceyb lagu haayo
- Nov 19, 2018
Qaar kamida muwaadiniinta kunool xaafada Garab-case ee magalada Jigjiga ayaa sheegay in Habeen badhkii ciidan Guryaha ugu daateen kadibna si xoog ah Guryihii looga saaray iyada oo Ladajiyay dad kale, ...
Dhageyso: Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka oo sheegay in cunuqabateynta Hubka ee laga qaaday Eratareya aysan waxba ku soo kordhineyn Xasiloonida Soomaaliya
- Nov 19, 2018
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay dhawaan in cunaqabateynta laga qaado dalka Eritrea, kadib sagaal sano oo ay saarneyd cunaqabateynta, kadib Qaraar ay dowladda Britain hor dhigtay Qaramada ...

« Previous PageNext Page »