MAQAL IYO MUUQAAL

Dhageyso: Gudiga doorashooyinka Qaranka oo sheegay in ay ka Madax banaan yihiin khilaafka U dhexeya dawlada Federaalka iyo dawlad goboleedyada

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka qaranka Xaliimo Yareey oo ku sugan  Magaalada Garowe ee Xaruunta Mmulka puntland ayaa sheegtay in Gudigeeda uu ka Madax banaan yahay Is

Continue Reading »

Qeybta MAQAL IYO MUUQAAL

Dhageyso: Xubin ka Tirsan Golaha Guurtida Soomaaliland oo ka hadlay Xaalada Gobolka Sool islamarkaana sheegay in Gobolka Sool gacanta Soomaliland uu ka baxayo

Xildhibaan ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu cadeeyey in Gobalka Sool  uu ka sii  baxaayo gacanta Somaliland kadib markii ay Somaliland dayac dey

Continue Reading »

MAQAL IYO MUUQAAL Archives

Dhageyso: Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadalay doorashada Koofur Galbeed
- Nov 18, 2018
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka Tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadalay Doorshada Madaxweynaha Koofur Galbeed Tasi oo ka dhici doonto Magaalada Baydhaba. Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in loo baahan ...
Dhageyso: Ra’isal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo sheegay in uu ka qayb qaadanayo xalinta khilaafka U dhexeya Dawlada Federaalka iyo Dawlad goboleedyada
- Nov 17, 2018
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in uu ka qayb qaadanayo xalinta khilaafka U dhexeya Dawlada Federaalka iyo Dowlad goboleedyada Cali Maxamed Geedi ayaa Tagay Magalada Kismaayo ...
Dhageyso:Saraakiisha Ciidanka dawlada Federaalka ee gobolka Gedo oo u hanjabay Madaxweynaha Jubland Axmed madoobe
- Nov 16, 2018
Qaar ka Tirsan saraakiisha ciidanka Dawlada Federaalka  soomaaliya ee gobolka Gedo oo maanta shir Jaraa'id  ku qabtay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in uusan Imaan karin madaxweynaha Jubaland ...
Dhageyso: Sababta dib loogu dhigay doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed
- Nov 16, 2018
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa kulan ku yeeshay Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed,iyaga oo ku iclaamiyay waqtiga ay dhaceyso doorashada. Xubnaha Guddiga doorashada oo shir jaraa’id ku qabtay ...
Dhageyso: Qaar ka mid ah wax garadka Galmudug oo ka soo horjeestay Xukun Maamulka Puntland ay ku rideen Ganacsade C/Risaaq Xuseen Tahliil
- Nov 15, 2018
Qaar ka mid ah waxgaradka galmudug ayaa ka hadlay xukun ay ku riday maxkamad ku taala puntland nin ka soo jeeda dhanka galmudug taasi oo keentay in labadii malmood ee ...
Dhageyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amar dul dhigay Gudoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir
- Nov 15, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  ahna Duqa Magaalada   Muqdisho  Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo dib ugu soo laabtay dalka ayaa guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha ayaa ka warbixiyey shirkii ...
Dhageyso: Xildhibaan C/Qaadir Cosoble oo Eedeeyay Gudoomiye ku xigeenka koowaad Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Cabduqaadir Cosoble oo ka tirsan baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu eedeyn kulul u jeediyay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey. Xildhibaanka  ayaa  sheegay in Guddoomiye Muudey ...
Dhageyso: Wasiirka Maaliyada Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ka warbixiyay Shirka toddobaadlaha ah geeddi socodka cafinta daymaha lagu leeyahay Soomaaliya oo lagu qabtay xarunta wasaaradda maaliyadda.
- Nov 14, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa  guddoomiyay Shirka toddobaadlaha ah geeddi socodka cafinta daymaha lagu leeyahay Soomaaliya oo lagu qabtay xarunta wasaaradda maaliyadda. Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka ...

« Previous PageNext Page »