MAQAALO

WARBIXIN: KAALINTA HAWEENKA AY KU LEEYIHIIN HORUMARKA BULSHADA BERGEN.

Is dhiiragelintu waa shey qaali ah, waana shidaalka ay bulsho ku hormarto, waa miisaanka aragtida dheer ee lagu cabiro is ogalaanshaha iyo wax isku quurista

Continue Reading »

Qeybta MAQAALO

Haweenay karsatay hilbaha ninkeeda

Haweenay u dhalatay dalka Marooko ayaa lagu eedeeyay inay dishay nin ay xiriir jeceyl uu kala dhaxeeyay islamarkana ay hilibkiisa karsatay. Hilibka ninkan Jaceylka kala

Continue Reading »

MAQAALO Archives

YAA KA DAMBEEYA DILALKA QORSHEYSAN EE SHAQAALAHA SHIRKADDA HORMUUD!!!.
- Nov 17, 2018
Inta aanan guda galin qormadeyda waxaan rabaa in aan si kooban uga hadlo shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo muddooyinkii dambe shaqaalaheeda iyo madaxdeeduba wajahayeen dilal qorsheysan iyo hanjabaadyo taasoo xaalad cabsi ...
SUXUFIYIINTA SOOMAALIYEED OO SOO WAJAHDAY DHIBAATOOYIN CUSUB!!!.
- Nov 13, 2018
Iyadoo aynu ogsoon-nahay in Soomaaliya ay kaalinta hore kaga jirto dalalka ugu badan ee lagu qaarajiyo Suxufiyiinta, taasoo loo-aaneeyo Amaan darida iyo iyadoo aysanba jirin hay’ad ama dowlad la xisaabtanta ...
WARBIXIN: 7-SANO KADIB FARMAAJO OO AARGUTAY!!!.
- Nov 8, 2018
Sida muuqata Golaha iskaashiga maamul goboleedyada ayaa wajahaya caqabado kala duwan oo kaga imaanaya dhanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya kaasoo ay majaraha u hayaan Maxamed C/laahi Farmaajo madaxweynaha dowladda ...
KA FOGOOW HALISTA JACAYL!!! (BY: BILE BAASTEY).
- Aug 10, 2018
Adduunkaan ween ee aad u jeedu nolosheedu waa kala nooc nooc, waxaana mataan la ah jacayl xaqiiqaddii hadduusan jacayl jiri lahayn nolosha bani’aadamka wax dhadhan iyo macno ahi toona ma ...
BOORAME MAGAALO LA JECLEYSTO.
- Aug 10, 2018
Boorame waa Caasimada Gobalka Awdal ee Maamulka Soomaali Land, Waa Magaalo aad u quruxbadan oo ay ku dhaqanyihiin dad aad u Wanaagsan oo ku Caan ah soo dhaweynta iyo Qadarinta ...
KU DHIIRI GELI QALINKA QORAAGA DA’DA YAR.
- Aug 10, 2018
Waxaa jira Qorayaal jiilka Cusub ah oo Hamigoodu yahay sidii ay hawlahooda Qoraanimo ay ugu horumarin lahaayeen Dalkooda iyaga oo Bulshadooda ugu adeegaya si mutadawacnimo ah, kuna dhiiri geliya dhalinyarada ...
CALAFKU MA HUNGOOBO.
- Aug 10, 2018
Labada qofood ee calafka isku leh calafkooda hasoo raago ama hasoo deg dego waa kii yimaada aniga iyo iyada muddo ayaan is baadi goobeynay waxanan ku hamineynay inaan is helno ...
Soomaaliya Waa Dal Aan Laheyn Ciidan
- Aug 8, 2018
Qarmada Midoobay iyo dalalka reer Galbeedka waxa ay marwaliba sheegaan iney ka go’antahay dhisida Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, balse waa waxba kama jiraan, sidaasi waxaa lagu yiri Maqaal lagu daabacay Wargeyska ...

« Previous PageNext Page »