Afganbi Ka Dhacay Dhulka Dowlad Deegaanka Somali Itoobiya

Warar Aan La Xaqiijin Ayaa Sheegaya In Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa goordhow af ganbi lagu riday, Sidaas Waxaa Laga Sooxigtay Ilo Ku Dhow Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Rashiid.

Magaalada Jigjigana Ee Xaruunta Maamulkaasi Waxaa guud Ahaanteed La wareegay Ciidan Ka Socda Milatariga Itoobiya

Sawiro Baraha Bulshadu Isticmaasho La Soogaliyay Ayaa Waxaa Ay Muujinayaan Ciidamo Wata Gawaarida Dagaalka oo Buux Dhaafiyay Magaalada Jigjiga

  

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments