Filed Under:  FACEBOOK MAXAA YAAL

Polite book 1 Aqristay Aqri sheeko yaab leh

Biloote- Book one.

Wiil ka shaqeya Nadaafadda Dayaaradaha, ayaa kusiga duuliyaha hoostiisa Ku arkay, Book cinwaankiisu yahay ( Barashada duuliyanimada).

Waxa uu ku fadhiisatay kursigii duuliyaha, waxa uuna la soo baxay Buugii, Bugga 1aad waxaa Ku qoran si aad u kiciso dayaarada Riix Botonka cagaaran.waa riixyay waxaa dhaqaaqay engine-kii (Matorkii) dayaarda. Waxaa hoos ku qoran fiiri bugga 2aad.

Bogga Labaad waxaa ku qoran si dayaaraddu ugu cararto waddada ( Run way-ga), Riix botonka jaalaha ah, waa riixyay dayaaradii wadaddii ayeey Ku carartay. Hoos waxaa Ku qoran fiiri Bogga 3aad. Waxaa ku qoran si dayaaraddu hawada u gasho riix botonka gaduudan, Waa riixay dayaaraddii howada ayey gashay,aad ayuu u farxay, 30 daqiiqo kadib ayuu damcay in uu dajiyo. Hoos waxaa Ku qoran fiiri Booga 4aad.

Buuga 4aad waxaa Ku qoran, sii aad u dajiso dayaarada soo iibso Book 2 waxaa laga helaa dukaanka “Duuliye book shop” oo Ku dhaxyaal Airportka.

Wiilkii maanta ayaa la soo Aasay AUN.

Ar siyaasadda Somalida, Siyaasi book one aqristay ……Mar uun xil ii dhiib, Siduu u dajin doonaa…… ma ogi.

FG: Arragtidaada xur ayaad u tahay, wixii khaldan iga sax.

Qore: Yahya Amir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments