Dhageyso : Maamullka Gobolka Banaadir oo sheegay in la soo qabtay Askari dil U geystay Gabar ka mid ahayd shacabka ku nool Degmada wada jir

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay gacanta ku soo dhigeen Askarigii dilka u geystay gabadhaas Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud,isla markaana cadaalada lahor-keeni doono.

Waxa uu sheegay in marnab aan la ogolaan doonin in Ciidamadu dadkii ay u qidmeyn lahaayeen inay dilaan,taas bedelkeedana tallaabo laga qaadi doono askari walba ee dad Shacab ah dhibaateeya.

Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud ayaa Askari ka Tirsan Ciidanka dawlada waxa uu ku dilay Degmada wada jir gaah’ahaan xaafada Ceel Qalow ilaa hada ma cada sababta uu Askariga u dilay gabadhaasi

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments