Filed Under:  FACEBOOK MAXAA YAAL

Facebook Dhacdo aad loo Hadal Hayo

Warbaahinta Caalamka iyo weliba baraha ay ku xeriiraan Bulshadda waxaa si wayn u qabsaday Gabar 9 jir ah oo Canug yar dhashay.

Waaa Hooyo 9 sano jir ah ayaa Waxaa ay soo jiidatay indhaha caalamka taasoo ayadoo canug yar nuujinaysa la soo bandhigay.

Hoiyadaan iyo canugeeda ayaa waxaa ay yihiin kuwo ku nool xero ku taallo Dalka Kenya taasoo ay sawiro ay dadka ka soo qaadeen lagu baahiyay baraha bulshadda warbaahint caaalamkana ay si wayn u hdl hayaan.

Iyadoona Xaladayda caafimaad si loo dhabiibo lagu hayo isbitaal ku yaallo magaladda nayrobi ee dalka kenya.

Haddaba Maxay ka dhigan tahay in Gabar 9 Jir ah ay ku umusho isbitaal?

Misena tahay mid u wngsn dumarka da dooda ay yar tahay in ay caruur nuujin karaan ama ay xanaanayn karaaan? Jawaabta waa dhankiina lana wadaaga bulshadda Asxbtaada ah Si ay u aqriyaan dhacdadaan dad fara badan ay hdl hayaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments