Deg Deg: Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dawlad goboleedyada oo iscasilay

 

War ay heshay gobolada.com ayaa sheegaya  in  uu si casilay Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ka jira C/laahi Sheekh Xasan.

C/laahi  Sheekh Xasan ayaa sidoo kale waxa uu ahaa Wasiirka Dastuurka ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Is casilaada Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ahna  Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed ayaa ka dambeysay ka dib Markii uu iscasilay madaxweynaha Koofur Galbeed shariif xasan sheekh Aadan

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco  Gobolada.com

Xafiiska Muqdisho 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments