Akhriso :War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska shariif xasan oo lagu faahfaahiyay sababta uu isku casilay

Shariif Xasan ayaa Faah faahiyay sababta is casilaadiisa waxa uu ku sheegay in uu u tanaasulay danta dalka iyo dadka Soomaaliyeed sigaar ah Shacabka Koonfur Galbeed.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayuu sheegay in ay ka sii Shaqeyn doonaan doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments