Filed Under:  MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA

Dhageyso :Taliyaha Ciidanka Puntland oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Soomaliland

Taliyaha guud ee ciidamada Darwaashta Puntland C/shukri Cabdilaahi oo xilkii kala wareegay Taliyihii hore ee ciidamada Daraawshta Puntland Siciid Dheere ,ayaa sheegay in ay ciidamada u diyaar garoobaan dagaal lagu soo celinayo dhulka maqan laguna midaynayo shacabka Puntland isla markaana ay haysto somaliland.

Taliye Saciid Dheere ayaa sheegay in Cidanka Somaaliland ay ka saari doonaan Aaga Tukarakh iyo degaanada kale ee gobolada Sool

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments