Filed Under:  MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA

Dhageyso: Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya gobolka Sool

Boqor Maxamed Jaamac Suldaan  Cumar ayaa waraysi oo uu bixiyay kaga hadlay colaada ka taagan gobolka Sool isaga oo ugu baaqay Maamulka Dararweyne in ay gacan ka geystaan joojinta colaada halkaasi ka Tagaan

Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar ayaa sheegay in Odyaasha iyo waxgaradka gobolka sool aanay dhex dhexaad ka ahayn xiisadaha halkaasi ka taagan , waxana uu ugu baaqay Maamulka Soomaaliland ee uu Madaxweynaha ka yahay Muuse Biixi Cabdi in ay Istaagaan daminta Colaada

Dhinaca kalae Boqor Maxamed Jaamac ayaa ka hadlay Colaada ka Taagan degaanka Tukarakh ee gobolka Sool ee U dhexeysa Maamulada Puntland iyo Soomaaliland waxa uu sheegay in Coladasi  uusan raali ka ahayn loona baahan yahay buu yiri in labada dhinac ay joojiyaan dagaalka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments