Filed Under:  WARARKA

Maamulka Galmudug oo ciidamo kala dhex dhigay Beelo ku dagaalamay degaanka Hardis oo ka Tirsan gobolka Galgaduud

Deegaanka Hardis oo qiyaastii 20 KM Dhanka Galbeed kaga beegan Degmada Balambal, kaasi oo dhowaan Dagaal uu ku dhexmaray Laba Maleeshiyo Beeleed Ayaa  Waxaa Gaaray Ciidamo uu Hogaaminayo Taliyaha Hayada Nabadsugida Qeebta Galmudug Gaashaanle Dhexe Cali Cilmi Yuusuf ilkacase Waxaan Ula Jeedadu Ay Tahay Kala Dhex Galida Meleeshayo Beeleed Halkaasi Ku

Gudoomiyaha degmada Balan bale ee gobolka Galgaduud Jaamac xeyle Maxamed ayaa sheegay in ay soo gareen degmada Balan Bale Ciidamo ka socda galmudug iyo dawlada Federaalka Soomaaliya kuwaas oo la doonaayo in ay kala dhex galaan laba maleeshiyo Beeleed oo ku dagaalamay degaankaasi

Dhawaan ayay ahayd markii dagaal Beeleed uu ka dhacay Deegaanka Hardis  kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments