CALAFKU MA HUNGOOBO.

Labada qofood ee calafka isku leh calafkooda hasoo raago ama hasoo deg dego waa kii yimaada aniga iyo iyada muddo ayaan is baadi goobeynay waxanan ku hamineynay inaan is helno oo aan nolosha wadaagno ugu dambeyn wan is helnay jacaylkeeniina wuxu noqday mid dhab ah oo hirgala.

Waxaan Ogaadey in Calafka Qofka aad isku leedihiin uusan Hungoobin ha raago ama ha soo hormaro ee Markaana Waxaa rumoobey Hamigeygii iyo Riyadii dheereyd ee Habeeno badan aan Hurdada ka ladi Waayey.

Macaanka Noloshu waa marka aad Hantido Jacaykaaga iyo Qofka aad ku taameysey in badan in aad la Wadaagtid Nolosha Mustaqbalkaaga.

Sharma’arke Abdi Hassan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments