Filed Under:  MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA

Dhageyso: Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Jig Jiga oo ka cabanaya Boob iyo Isir naceyb lagu haayo

Qaar kamida muwaadiniinta kunool xaafada Garab-case ee magalada Jigjiga ayaa sheegay in Habeen badhkii ciidan Guryaha ugu daateen kadibna si xoog ah Guryihii looga saaray iyada oo Ladajiyay dad kale, muwaadiniintani waxay kudoodayaan in Qabiilka ay kasoo Jeedaan dartii loo beegsanayo loogana saarayo Guryaha

shacabka Jig Jiga ayaa ku Eedeeyay Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya ay ku lug leeyihiin Boobka lagu haayo

Ugu dambeyntii waxa ay sheegeen haddii arinta aan waxba laga qaban keeni doonto isku dhacyo mar kale ka dhaca Magaalada Jig Jiga

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments