GABAR KU BADBAADAY EREYGA (GOOD BYE

GABAR KU BADBAADAY EREYGA (GOOD BYE).

Waxaa Dhacday in Gabar ka Shaqaysa Shirkad Hilib, ayaa markey Dhamaysay Shaqadeedii Waqtigii Tegitaan-ka(Rawaxaada) la joogo, waxey aaday Qolkii Qabowga ee Hilibka la dhigi jiray, Qolka ayey Wax ka Dareentay, waxeyna is tiri Bal hubi, markay Qolkii gashay Daaqadaha Dibaduna ay Xiran yihiin, ayaa waxaa ku Xirmay Qolkii oo ay iska Furi weyday.

Nasiibdaro in kastoo ay Qeyliday, Albaabkiina Garaacday, cidna ma Maqal, Shaqaalihiina mar hore ayey Rawaxeen, Suuragalna maaha in Qabowga jira awgii laga maqlo Dibada waxa Gudaha ka dhacaaya.

Shan saac ka dib, markey Geeri ku Dhowdahay ayaa Waardiyihii Shirkada si Kedis ah u soo Furay Qolkii, sidaasna ay ku Badbaaday Gabadhii.

Wax yar ka dib markey Nafistay ayey weydiisay Ninkii Waardiyaha ahaa sida uu ku yimid Albaabka Qolkii iyada ku xirmay, madaama ay Shaqadiisu Albaabka tahay.

Wuxuuse ugu jawaabay:- “Waxaan Shirkadan ka Shaqaynayay Sodon iyo Shan (35) sano, waxaa yimaada oo baxa Maalin kasta Boqolaal Shaqaale ah, balse Adigu waxaa tahay Qofka keliya, ee Aroortiina i Salaanta oo i tiraahda (Hi), Habeenkii marka aad Rawaxaysidna i tiraahda (Good bye), balse Saaka sidii Caadada kuu ahayd waad i Salaantay, laakin Rawaxadii Habeenkan kuma aan arag, mana Maqlin Ereygaagii ahaa (Good bye), sidaa daraadeed waxaan go’aansaday in aan Hubiyo Inaad joogtid iyo inaad Baxday, Waxeyna Salaantaadi i Xasuusisay inay Wax jiraan,
Kaama maqal Caawa Macasalaama, waxaana Dareemay iney wax jiraan, sidaas ayaana kuu soo Raadinayay oo aan meel #XG xudayfi abdirahman

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments

Share