Filed Under:  MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA

Dhageyso:Siyaasiga Cabdi Bare Jibriil oo Cambaareeyay Xariga Nur Ismaaciil sheekh oo U xiran Amarka ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka banaadir

Siyasiga Cabdi Barre Jibriil ayaa sharci darro ku Tlmamay Xariga Nuur Ismaciil sheekh oo lagu Xiray Amar ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/Raxmaan Cumar Cusmaan Injineer Yariisow

Nuur Ismaaciil sheekh oo ah Qoraa ka Faalooda Arimaha Siyasada iyo Bulshada ayaa shalay waxa la sheegay in warqada lagu soo xirayo Amarkeeda uu bixiyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir  hase ahaatee Baxda saaxaafada iyo Siyaasiyiinta ayaa ka dalbaday Gudoomiyaha Gobolka Banadir in sida ugu dhaqsiyaha Badan uu ku sii deeyo wariyahaasi

Hoos ka dhageyso waraysiga Siyaasi Cabndi Barre Jibriil

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments