QISO CAJIIB AH !! HAWEENEEY UUR LEH

QISO CAJIIB AH !!

Haweenay uur leh ayaa soo martay wadada markii ay wadada maraysay ayay weyday qof wadada ka gudbiya,qofwalba oo ay uyeedho waxa uu ku oranaayay meel baan kuordayaa.

Markii dambe ayaa waxaa wadada soo maray wiil wiilkii ayaa argay hooyadatan wiilkii inta uu naxariis dareemay ayuu ku yiri hooyo aniga ayaa kaa gudbinaya wadada ee isoo raac wiilkii markii uu wadadii kagudbiyay ayay hooyadii kutiri hadal qalbiga kasoo go’ay :-hooyo illaahay shaqo walba iyo muraadwalba oo aad ubaahato hakusiiyo.

Wiilkii markii uu soo tagay ayaa loo sheegay in shaqadii laga ceyriyay sababtoo ah wuu kasoo daahay wiilkii wuu iska soo tagay isaga oo sabraya.

Labo maalin kadib ayaa wiilkii loo sheegay inuu helay shaqo shirkad dhan inuu maamule unoqon doono wiilkii waxa uu noqday taajir waxa uu yeeshay lacag badan’maalin ayuu soo xasuustay hooyadii uduceysay oo tiri illaahow shaqo walba oo uu ubaahdo sii wiilkii intuu ooyay ayuu yiri:-hadii aan hooyadaa garab siin laheyn maanta heerkaa magaari laheyn,fadlan walaal hadaad akhrisay like saar soona qor mnsha Allah

(FADLAN WALAAL ADIGOO MAHADSAN SHARE DHEH OO LAWADAAG WALAALAHA KALE WAXAA LAGA YAABAA IN DADBADAN AY QULUUBTOODU ISBADASHO)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments

Share