Filed Under:  MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA

Dhageyso: Suldaan shariif Cali Ibraahim oo ka soo jeeda Degaanada Koofur Galbeed oo Eedeeyn U jeediyay Dawlada Federaalka Soomaaliya

Suldaan shariif Cali Ibraahim oo ka mid ah wax garadka Koofur galbeed ayaa waraysi uu bixiyay awaxa uu kaga hadlay xaalada Koofur Galbeed iyo dib u dhaca ku yimid dooerashada madaxwey naha Koofur Galbeed oo Gudiga doorashada ay sheegeen in dib loo dhigay doorashadaasi

Suldaan shariif Cali Ibraahim ayaa Ku Eedeeyay dawlada Federaalka Soomaaliya in ay ka dambeyso dib u dhaca dooradhada Madaxweynaha Koofur Galbeed islamarkana fara gelin ay ku hayso.

Ugu Dambeyntii waxa uu ugu baaqay in ay joojiso dawlada Federaalka Fara gelinta Tooska ah ee ay ku heyso doorashada Koofur galbeed.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments