Gabar Ayaa Hooyadeeda Weydiisey TALO

Gabar Ayaa Hooyadeeda Weydiisey:-
Hooyo Sidee Nin Wanagsan Ku Hellaa?
Hooyadii ayaa ugu jawaabtay:-
Iska Iloow Nin Wanagsan, ee Ku Fikir Inaad Adiga Wanagsanaatid, Maxaa Yeelay Allaah Ayaa Qur’ankisa Ku Yiri:- (Qofki wanagsan, Qof Wanaagsan Ayuu Helaa). Hadaad Adiga Gabar Wanagsan Noqotidna Allaah balantiisa Kama Baxo, Marka Hooyo Waxba Ha Is Mashquulinin Waa Hubaal Inaa Heleyso Qof wanagsan, Hadaad Raacdo Waddadii uu Allaah Ku Tilmaamay (Dariiqa Toosan), Marka Hooyo Ma Allaah Dooqiisa Mid Ka Wanaagsan oo Aad Raadineysid miyaa Jira?
Gabartii ayaa ugu jawaabta Hooyadeed:-
Hooyo Maya, Allah Dooqiisa Aan Sugaa, Hooyo Rabbi Jannada Hakugu Bishaareeyo Qalbigaad i Dajisaye. Allaahu Akbar. Gabdhahaena somaliyed wa inay qataan taladan LAWADAG ASXABTADA KALE SHARE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments

Share