Dhageyso:Gudiga Doorashada Koofur Galbeed oo ka hadlay sababta dib loogu dhigay doorashada madaxweynaha Koofur galbeed
Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa markale ku dhawaaqay in dib u dhac uu ku yimid doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed oo lagu waday in ay dhacdo 28-da Bishaan.
Kulan ka dhacay Magalada Baydhabo ayay Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay ku shaaciyeen Jadwal kale oo ka duwan midkii ay soo saareen Maalin ka hor.
Guddiga ayaa Iclaamiyay in 5 Bisha December la qorsheeyay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Hoos ka dhageyso Codka Gudiga doorashada Koofur Galbeed