Filed Under:  MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA

Dhageyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo fariin u diray Ganacsatada Gobolka Banaadir

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Injineer Yariisow ayaa farriin isugu jirta Amar iyo dardaaran u jeediyay Ganacsatada Magalada Muqdisho.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka gobolka Banaadi uu wado howlihaha Nadaafadeed ee laga sameynayo degmooyinka Gobolka Banaadir qof walba oo Muqdisho ku nool ay waajib ku tahay.

Dadka ku Ganacsada hareeraha Wadooyinka degmooyinka Gobolka Banaadir ayuu sheegay in aan laga aqbali doonin in Wadooyinka ay qashin ku shubaan,hayeeshee laga doonayo inay bixiyaan lacagaha lagu fulinayo howlaha Nadaafadeed.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments