XOG-HAYIHII HORE EE QARAMADA MIDOOBAY KOFI ANNAN OO GEERIYOODAY

Anan ayaa ku ku geeriyooday da’da 80-aad xili maanta oo sabti ah xoogaa xanuun ah uu dareemay kadibna uu geeriyooday.

Kofi Annan ayaa ahaa ninkii ugu horeeyay ee Madow ah oo gaara heerka ugu sareeya ee siyaasi laga soo bilaabo 1997 ilaa 2006.

Kofi Annan ayaa Qaramada Midoobay sidoo kale uga soo shaqeeyay meelo badan oo ah kamid tahay Syria isaga oo ka shaqeeynayay xalinta xaalada Siiriya, wuxuuna ka tagay xaaskiisa  Nane, iyo 3 caruur ah oo uu dhalay.

Qaramada Midoobaya ayaa muujisay sida ay uga murugootay dhimashada Kofi Annan iyaga oo sheegay in uu ahaa hogaamiye wax badan soo qabtay.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments