Filed Under:  MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA

Dhageyso: Wasiirka Wasaarada Beeraha oo ka warbixiyay kulan looga hadlayay wax soo sarka Beeraha oo uu la qaatay xubno ka socda Jaamacada Carabta

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta u jooga Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleen kordhinta taageerada Jaamacadda Carabta ee wax soo saarka beeraha Soomaaliya.

Wasiirka beeraha iyo waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa warbaahinta u sheegay in ay danjiraha isku fahmeen in labada dhinac wada shaqeyn dhow wada yeesheen isla markaana wasaaraddu ka qeybgashay shirka bisha Decembar lagu wado in uu ka dhaco magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments