Dhageyso: Madaxweynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay dhul ka maqan Soomalida Deganka Dalka Itoobiya oo Qowmiyada Oro,mada ay la wareegeen
Madaxweynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf maxumed Cagjar ayaa markii ugu horaysay wuxuu si adag uga hadlay colaada ka dhex jirta soomalida iyo Oromada colaada waxaa ku dhintay dad tiro badan .
Madaxweynaha DDS Cagjar ayaa sheegay in ay difaacan doonaan dhulka ay somalidu leedahay taasina ayna cidna wax ka weydiin doonin.
dagaalka U dhexeya Qowmiyadaha Oromoda iyo Soomaalida ee wada Deganka Dalka Itoobiya ayaa ka soo bilowday dhul la kala Qabsaday iyadoo Oromada ay sheegatay Milkiyada dhul ay leeyihiin Soomaalida ku nool degaanada ay maamusho dawlada Degaanka Soomalida Itoobiya