Filed Under:  WARARKA

Xildhibaano Dacwo ka Gudbiyay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad

Xildhibaano uu horkacayay Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Xilhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa ay gudbiyeen dacwad ka dhan ah Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad.

Xildhibaanada ayaa ku doodaya in Mahad Cabdalla Cawad uu si qaldan u maamulay kulankii Sabtidii ee Golaha Shacabka,kaas oo looga doodayay Warbixintii Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka.

Qoraal uu qoray Xildhibaan Mahad Salaad ayuu kaga dalbaday Guddoonka Baarlamaanka Soomaliya in tallaabo sharci ah laga qaado Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka,waxaana uu cuskaday qodobo ka mid ah Dastuurka KMG ah.

Qoraal  uu soo qoray xildhibaan Mahad salaad ayaa u Qornaa sida tan:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments