Filed Under:  WARARKA

Dhageyso: Madaxweyne Ku Xigeenka maamulka Puntland oo Ugu baaqay dawlada Federaalka in yasan waqti isaga khasaarin wadahadalada ay la galayso Madaxda dawlad Goboleedyada

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdi xakiinCumar Cameyoo Warbaahinta la hadlayay   ayaa sheegay Golaha Iskaasgiga maamul goboleedyadda ku eedeeyay in aysan doonin in Soomaaliya ay  Midowdo  Waxa uuna sheegay in dawlada aysan waqti isaga khasaarin wada hadalada ay la gfalayso Maamul goboleedyada.

Camey ayaa sheegay in Golaha Iskaashiga ay u muuqdaan kuwo sii dhamanaya Maadaama ay ka baxeen xubno badan oo ka tirsan Maamulada sidda Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Waxaa uu ku tilmaamay in ay xubnaha soo haray ay yihiin kuwo haraadi ah oo waqtigooda uu dhamaan doono Maalmaha soo socda ,maadaama doorasho ay kusoo wajahan tahay maamulada qaarkooda.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments