Filed Under:  WARARKA

Dhageyso: Musharax Siciid Dheere oo u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Puntland oo sheegay in uu wax ka bedelayo xaalada Puntland

Musharax Xilka madaxweynaha puntland Siciid Dheere ayaa Wacad Ku Maray In uu Waxka Bedelayo Xalada Puntland  Ku Sugan Tahay xiligan xili uu tageerayaashiisa kula hadlayay magaalada goldogob ee gobolka mudug.

Waxa uu sheegay in uu ka war hayo Xaalada degaanada Puntland islamarkaana wax badan uu u soo joogay danaha putland waxa uu intaasi uu ku daray in dhaan uu booqday Degaanka Tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo ay isku hor fadhiyan Ciidanka Maamulka Puntland iyo kuwa Soomaaliland

Ciidamada Puntland iyo Soomaaliland ayaa waxa dhexmarayDagaal kaasi oo ka dhashaygacanta gobolka Sool oo labada dhin ku muran san yihiin

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments