Filed Under:  WARARKA

Dhageyso: Xildhibaano sheegay inDhageyso: Gudoonka Baarlamaanka uusan Awood u laheyn in xildhibaanada Mucaaradka ah laga saaro Gudiga

Qaar ka mid Ah Xildhibaanada Mucaaradka Ayaa Lagu Eedeyey Inay danbiyo Qaran Galeen Isla Markaasina Laga Saarayo Xildhibaanada Barlamaanka Lana kala Dirayo.

Xildhibaan Mahad salaad Ayaa Sheegay Inuusan Awood U lahayn Gudoomiyaha Barlamaanka Inuu Kala Diro Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya Isagoo Xukumada u Adeegayo.

Tiolaabadaan ayaa imaanaysa ka Dib Markii war qoraal ah oo ka soo baxay Gudoomiye ku xigeenk kooewad Baarlamaanka Federaalka Cabdi Weli Ibraahim Muudeey uu ku kala diray Gudiga Maaliyada Baarlamaanka ka dib markii Gudigasi su’aalo ka keeneen lacago badan oo wasaarada maaliyada ay ku eedeeyeen in ay lunsatay islamarkaanaGudoomiye ku xigeenka¬† Bankiga Dhexe ay sheegtay in lacagaha Toos ay Ugu gudbisay Wasiirka Maaliyada lacagtaasna halka ay ku baxday iyo sida ay u baxday wax laga weydiinaayo wasiirka Maaliyada

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments