Filed Under:  WARARKA

Dhageyso: kulan looga bhadlayay sidii loo Nabadeyn laha Degaanada Jubland oo Gobolka Gedo ka dhacay

Wasiirka amniga maamulka jubbaland oo  safar ku joogay gobolka Gedo ayaa kulan la qaatay odoyaasha doolow iyo beled xaawo u jeedka kulan kan ayaa lagu sheegay ka shaqaynta amniga gobolka gedo balse waxaa jira xog kale oo sheegay in madaxweyne Axmed madoobe uu doonayo in shacabka gobolkaas oo maalmihii  danbe ka soo horjeeday maamulkiisa uu dhanka odoyaasha u wareego.

kulanka ayaa ah sidii wax looga qaban lahaa wadooyinka xiran ee gobolka Gedo ee ay Go’doomiyen Xarakada Alshabaab ayaa Madaxweynaha Jubland waxa uu Arintaasi u saaray wasiiro ka Tirsan Maamulkiisa

Dhawaan ayay ahayd markii dibad bax ka dhacay Magaalada Garbo haareey looga soo horjeestay Maamulka Axmed Madoobe

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments