Filed Under:  FACEBOOK MAXAA YAAL

Miino cawa caruur kula qaraxday G.galgaduud

Hal Qof ayaaa geeriyooday oo ilma ah mid kalana dhaawac ayaa soo gaaray oo xaaladiisa caafimaad ayaa #Caabudwaaq lugula taacaalayaa ka dib markii ay Ku Qaraxday miino ay Ku cayaarayeen maqrabnimada caawa Dagmada Xeraalle ee waqooyiga gobalka galgaduud

Waxaana arimahaasi goordhawawd ii sharaxay Gudoomiyaha dagmada Xeraalle bashiir daahir yuusuf dhagabadan oo a an la hadlay

Waxaana deegaanada gobalada dhexe Ku badan caruurta aqoon LA.aanta ugu ciyaaro waxyaabo Qarxo taasi sababta in qaarkood nolashoodii Qaaliga ahayd kuwaayaan waana arin wax ka qabasho ubaahan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments