Filed Under:  WARARKA

Ganacsatada somaliyeed oo gabi ahaanba mamnucday qaadka faa faahin

Ganacsatada Soomaaliyeed ee Khaadka ka keeni jiray dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay Maanta inay joojiyeen Jaadka ay ka keeni jiren Kenya.

Guddoomiyaha Ganacsatada Soomaaliyeed ee Khaadka Qooje Maxamuud ayaa shaaciyay in iyaga oo la safan dowladooda ay joojiyeen Jaadka, islamarkaana ay taageersan yihiin difaacidda dhulka iyo badda Soomaaliya.

Ganacsatada ayaa sheegay in hadda kadib ay Khaadka ka keeni doonaan dalka Ethiopia.

Maalintii shalay ganacsatada Kenya ee Jaadka ayaa ku hanjabay sidan oo kale.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments