Filed Under:  WARARKA

Madaxweynaha Galmudug oo Kenya Kula Kulmay Danjiraha Cusub ee Dalka India (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay Danjiraha Cusub ee Dalka India u qaabilsan Soomaaliya Mudane Rahul Chhabra.

Madaxweyne Xaaf iyo Safiirka ayaa kawada Hadlay Arima muhiim ah oo ay Ka mid tahay Xaalada Soomaaliya.

Labada Masuul ayaa si Gaar ah uga Wadahadlay Xaalada Galmudug iyo sidii Galmudug Garab istaag Loogu Muujin lahaa.

Tilaabadaan Waxay Qeyb ka Tahay Qorshaha Galmudug ay ku doonayso in Hormar Wanaagsan ay Ku Tilaabsato

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments