Filed Under:  WARARKA

War deg deg ah dil kadhacay muqdisho

Dabley hubeysan ayaa nabadoon caana ku dishay Degmada dharkenley ee gobolka banaadir .

Kox hubeysan ayaa saak dil u geestay nabadoon caan ah kadibna goobta iskaga baxsaday
Xaafada macmacanka ee dharkenlay ayaa lagu dilay nabadoonkan ilaa hada ma jirto wax ka hadlay am sheegtay dilka nabadoonka oo aanan wali magaciisa helin .

Majirto cidka hadashay oo ah laamaha aminga iyo mamulka degmada dharkeenleey
Wixii kuso kordha diloaan kala soco
Www.gobolada.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments