Filed Under:  WARARKA

Al shabaab oo la wareegay dhanaane

Deeganka dhanaane oo katirsan g…

Al shabaab ayaa la wareegay deeganka dhanaane oo ka tirsan gobolka shabelaha hoose saakay

Ciidanka dowlada soomalia qeybtooda 12 April ee ku sugnaa deeganka dhanaane ayaa shalay faarujiyay xeryo ciidan eeyku lahaayen dhanaane iyaga oo u sababeeyay ineeysan wax mushaara qaadan mudo 5 bilood ah eeyna intaa kadib sii joogi doonin furimaha

Maalmo ka hor ayeey aheed markii eey magalada muqdisho dibadbax ka dhigeen ciidamo katirsan malatariga soomalia iyga oo ka cabanayo mushaar la'aan

Al shabaab oo saaka so gaaray dhanaane ayaa howal galo ka bilaabay tuulada dhanaane iyaga oo dad shacaba kaxeestay
Waxa eeyna sidaas oo kale fariisino ka sameesten goobihii eey shalay ka guuren ciidanka dowlada

Www.gobolada.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments