Filed Under:  WARARKA

Al shabaab oo laga wareegay d

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya
ayaa waxaa Maanta ay howlgal ka fuliyeen
deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka
Shabeellaha Hoose oo ay gacanta ku hayeen
Ururka Al-Shabaab.Ciidamada ayaa waxaa ay hwolgalka ka fuliyeen
deegaanka Sabiib ee G/Shabeellaha
Hoose,waxaana intii uu holwgalka socday
ciidamada Dowladda iyo AI-Shabaab dhexmaray
dagaal culus.Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka
Soomaaliyeed ayaa waxaa ay sheegeen in ay Al-
Shabaab kala wareegeen deegaanka
Sabiib,sidoo kalena dagaalkii dhacay ay
khasaaro ku gaarsiiyeen.Al-Shabaab weli dhankooda kama hadlin
warkaan kasoo yeeray saraakiisha Ciidamada
XOO gga dalka Soomaaliyeed ee Gobolka shabelaha hoose

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments