Filed Under:  FACEBOOK MAXAA YAAL, MAQAALO

DHUSAMAREEB OO LAGA WAAYAY GURI MARTI LAGUSO DHAWEEYO

Magalada Dusmareb ee caasimada maamulka galmudug ayaa laga waayay Hoteelo iyo guryo waaweyn oo la dajin karo marti

Ila xog-ogaal ah ayaa ii xaqiijiyay in Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Dhexe ee Federalka ay ku hishiiyeen in Gogasha Wada hadalka dhaxdooda la dhigo Galmudug lakiin nasiib daro Dusamareb oo ah caasimadii galmudug ayaa laga badlay in ineey iskugu yimaadan madaxda dowlada Federalka soomaliya iyo madaxda maamul Goboleedyada dalka kadib markii Laga waayay Hoteelo iyo hoolal lagu qaabili karo madaxda iyo wafuuda la socota

Gogasha oo ay damaanad qaaday Beesha Caalamka ayaa lagu wadaa in loo wareejiyo magalada Gaalkacyo qeybta Galmudug.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA