Filed Under:  WARARKA

TALIYIHII LAALUSHKA KU BIXIYAY DHIBAATADA UU BULSHADA KU HAYO IN LA QARIYO

Taliyaha ciidamada Booliska degmada Waaberi Mohamed Abdulkadir Mooshin ayaa lacago laalush ah ku bixiyay in la qariyo dhibaatada uu ku hayo dhalinyarada degmada Waaberi iyo guud ahaan shacabka dagan DEG Waaberi

Mooshin kaliya hab dhaqankiisa bulshada DEG oo kaliya ma sameyn oo xitaa waxa uu saameyay maamulka degmada Waaberi oo qilaafkudo uu gaaray ilaa heer wada Shaqeynta saldhiga Booliska iyo xarunta Degmada uu xumaado.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA