Dhageyso : Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay in dhwaan la furayo Wadooyinka ay go’doomiyeen Alshabaab

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indho Qarshe oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa maanta kormeeray Fariisimo ay leeyihiin Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Jubbaland oo ku yaala deegaanada Baarsanguuni,Buulagaduud iyo deegaanka Jammaame oo ka tirsan Jubbada Hoose.

Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indho Qarshe ayaa ku dhiira geliyay Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland iney sii laba jibaaraan dagaalka ka dhanka Al-Shabaab,isagoona  sheegay in Dhawaan la furayao wadooyinka xiraan ee ay go,doomiyeen Xarakada Alshabaab

Halkaan ka dhageyso Codka Taliye indha Qarshe

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments

Share