Dhageyso: Webiga shabeelle oo laga digay Fatahad uu ka sameeyo Gobolka Hiiraan

Gudoomiye ku xigeenka Arimaha bulshada Maamulka Gobolka Hiiraan sheekh Xuseen Cusmaan Cali ayaa ka digay Fatahaad laga cabsi qabo in uu sameeyo Wabiga shabeele ee gobolka Hiiraan , Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in Dadka ku nool Magaalada Baladweyne aysan ka soo kabsan Fatahaadii kal hore uu sameeyay Wabiga shabeele isaga oo sheegay in dadaalo ay socdaan

 

Roobab ka da’ay Dalka Itoobiya ayaa laga baqdin qabaa in ay ku soo shubmaan wabiga shabeelle islamarkaana biyaha wabiga karkaarada ay soo jabsadaan

Hoos ka Dhageyso waraysiga Gudoomiye Xigeenka Gobolka Hiiraan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments

Share