” Ciidamo ka Tirsan Galmudug oo lagu weerary Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Magaalada gaalkacyo Gobolka Mudug ayaa sheegaya In laba Askar ookaTirsan Ciidanka Booliska Galmudug uu geeriyooday Mid kalena uu dhaawac soo ka gaaray ka dib markii kooxo hubeysan weerar ay ku qaadeen kontarool ku yaala Magaalada Gaalkacyo.

Saraakiisha Amaanka Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay wadaan baaritaano ku saabsan weerarka Gaalkacyo ka dhacay lama Oga sababta ka dambeysa weerarka Gaalkacy

wararka ayaa sheegaya in kooxihii weerarka ka dambeeyay ay ka baxsadeen goobta uu weerarka ka dhacay , hase ahaatee Ciidamo Ciidamada Booliska ayaa Hawlgalo baaritaano ah ka wada goobta uu weerarka ka dhacay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments

Share