Ciidanka Nisa oo Qabaty Dad ku Hawlanaa Daabicida Lacago Faalsa ah.

War kasoo baxay Taliska Ciidanka Nabad Sugidda iyo sir doonka Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Lix saac kadib Markii laqabtay lacagtaasi ay ciidamada Amnigu ku guuleysteen in magaalada daafaheeda ay ka soo qabtaan shabakadii howshaasi ku howlaneed oo dhamaystiran.

Ciidamada Sirdoonka Soomaaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay xoojiyay howlaha sugidda Amniga dalka, iyagoo ka hortagay falal isugu jiray Argagixisanimo, burcad dadweynaha  iyo shabakado isku xiran oo ka shaqeynayay daabicista lacag been abuur ah.

shabakadaan ayaa la sheegay in lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho xubno ka mid ah halka qaar kalena laga soo qabtay muqdisho meel ka baxsan oo ay doonayaan  in lacago faalsa ah ay daabacaan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments

Share