Dhageyso :Odayaasha Dhaqanka Puntland oo baaq Nabadeed ka soo saaray Colaada ka Jirta Degaanka Dhumey ee gobolka Sool

Iydoo dagaal U dhexeya laba maleeshiyo Beeleed uu ka jiro Deganka Dhumey ee gobolka Sool ayaa waxa Arintaasi baaq Nabadeed ka soo saaray Odayaasha Dhaqanka maamulka Puntland

Suldaan Saciid Maxamed oo ka mid ah waxa Garadka ka soo jeeda Degaanada Puntland ayaa ka codsaday in labada dhinac dagaalada ay joojiyaan wixii Tabasho ahna laysaga yimaado waxa uu intaasi ku daray dagaalka gobolka Sool  in uu yahay Mid  dhowr jeer soo laabtay loona baahan yahay in laga Gudobo Colaada

Suldaanka ayaa waxa uu sheegay in isaga iyo wax Garad kale ay ka qayb qaadan doonaan sidii aay u kala dherx gali lahaayeen labada Maleeshiyo Beeleed.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA

Latest Comments

Share