Cumar maxamed ibraahim oo magaciisa afgarashada ay Alshabaab u taqaano (busri) Ayaaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga
Dalka Soomaliyeed ee ku sugan degmada xarardheere ee Gobolka mudug.
Kooxda Alshabaab qeybta jabhaddaha ayuu ka tirsanaa xubintaan isa soo dhiibay xilli howlgalka ka dhanka Alshabaab uu ka socdo Gobolada dhexe