Home Authors Posts by Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas
936 POSTS 0 COMMENTS

Jubland oo xukun dil ah maanta fulisay

0
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida iyo dambiyada culus ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay gacan ku dhiiglayaasha kala...

puntland oo soo bandhigtay Shabakad dooneysay in Qaraxyo ay ka geystaan...

0
Ciidamada PMPF oo kaashanaya Hay’adda Sirdoonka Puntland ee PISA ayaa hawlgal ay ka sameeyeen Boosaaso gacanta ku dhigay shakhsiyaad ka tirsan shabakado gacansaar...

Dibad bax looga soo horjeedo Alshabaab oo ka socda Magaalada Muqdisho

0
Waxaa xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ka socda dibadbax weyn oo looga soo horjeedo weerarkii habeenno kahor kooxda Al Shabaab ku qaadeen xeebta Liido,...

Hirshabeelle oo ku baaqday in loo midoobo la dagaalanka Alshabaab

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen Habeeno ka hor Maqaayad ku taalla...

Dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada oo la xukumay

0
Maxkamadda G/Banaadir ayaa go'aan kasoo saartay dacwad loo heystay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay maxkamadeyntoodu...

Maxay Soomaliland ka tiri Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho?

0
Maamulka Somaliland ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoysaska ay dadkii ku dhintay qaraxyadii Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.qoraal ay soo saartay wasaaradda Arrimaha...

Qm cambaareysay Weeraradii Alshabaab ka geysteen Muqdisho

0
Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay in lagu...

Tirada Dadkii ku dhintay weerarkii Xeebta Liido oo korortay

0
Wasiirka Wasaarada caafimaadka ee Xukyymadda Soomaaliya Cali Xaaji oo faahfaahin ka bixyay khsaaraha Qaraxyadii Alshabaab ay ka geysteen Xeebta Liido ayaa sheegay in Isbitaalada...

RW Xamse oo sheegay in saraakiil loo soo xiray qaraxyadii Liido...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo xalay ku booqday isbitaalka Erdogan shacabka ku dhaawacmay falkii Weerarkii Alshabaab ay ka geysteen Xeebta...

Muxuu Madaxweyne xasan sheekh kala hadlay laama Amniga?

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaaraha X.J.F.S, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah...