Home Authors Posts by Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas
981 POSTS 0 COMMENTS

Somalia & Azerbaijan oo Wada hadlay Iskaashiga iyo Xoojinta Xiriirka ka ...

0
Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukumadda Soomaaliya , Saalax Axmed Jaamac oo  Safar Shaqo ku jooga dalka Gaambiya waxa uu Kulan doceed la yeeshay Wasiirka Arrimaha...

Arsenal  oo dooneysa in Manchester City la hakiyo iyadoo gabagabada horyaalka...

0
Tababaraha Manchester City Pep Guardiolaayaa yiri  “Hal toddobaad ayaa ka hartay horyaalka saddex kulan ayaana u hartay Manchester City haddii ay ku guuleeystaan sagaal...

   Ra’iisal Wasare Xamse oo Sagootoyay Catriona Laing

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah kula qaatay xafiiskiisa Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay...

Kaalinta Soomaaliya ay ka gashay Xorriyada Saxaafada

0
Hay'adda u dooda Xuquuqda Suxufiyiiinta ee RSF ayaa soo saartay Qiimaynta Sanadlaha ee Xorriyadda Saxaafadda ee Caalamka. Hay'adda Suxufiyiinta Aan Xuduudka Lahayn ee Reporters Without...

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya oo muqdisho lagu dilay

0
Sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa lagu dilay Magaalada Muqdisho . Sarkaalka  oo lagu magacaabayay Gasahaanle Dhexe Aadan Cumar Ahmed (Aadan Biit) ayaa...

Shil gaari oo ka dhacay waddada isku xirta Hargeysa iyo Berbera

0
Saddex qof ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo xalay ka dhacay jidka dheer ee isku xira Hargeysa iyo...

Soomaaliya oo taageero ka heshay ee dalalka Islaamka

0
Soomaaliya ayaa taageero wanaagsan ka heshay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Islaamka oo xalay xilli dambe lagu soo geba gebeeyay Banjul. Qoraal kasoo baxay...

Maxaa ka soo baxay Maanta  shirka Todobaadlaha ee Golaha wasiirada Soomaaliya?

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga. Heshiiska Garsoorka ee...

Daadad ku soo rogmaday Magaalada Baladweyne iyo Qoysas badan oo ka...

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiran ayaa sheegaya xalay roobab xoogan oo ka da’ay uu saameyay dadka ku dhaqan xaafaddo ka...

Kenya oo sheegtay in ay dishay  Xubno ka Tirsan Alshabaab

0
Ugu yaraan lix qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa Arbacadii shalay lagu dilay weerar gaadmo ah oo ciidamada ammaanka...