Home Authors Posts by Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas
936 POSTS 0 COMMENTS

Soomaliland oo Fariin u dirtay dalalka Deeq bixiyaasha ah

0
Waddamada deeq bixiyaasha caalamka ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya usoo marsiisa deeqaha lacageed iyo mashaariicda ay ka fuliyaan dowlad goboleedyada dalka ka jira oo ay...

Uganda oo shaacisay in Ciidankeeda ay joogayaan Soomaaliya

0
Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya, xitaa haddii uu dhammaado howlgalka nabad ilaalinta ee ATMIS. Nathan Mugisha, oo ah...

Xukun dil ah oo lagu riday Rag lagu  Eedeeyay dil dhacay...

0
Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa ku dhawaaqday xukunka ragga kala ah Maxamed Ibraahim Cali, Ilyaas Maxamed Xasan iyo Cabdullaahi Sheekh Cabdiwahaab Sheekh Cabdiraxmaan, oo saddex...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Abaalmarin gudoonsiiyay  Orod yahan Cabdullaahi Jaamac Maxamed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhiirigalinaya Halyeey Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ku guuleystay Billadda Qalinka ah ee tartanka orodka 5000...

Maxay kawada hadleen  Ra’iisal Xamse iyo Xubnaha Ururka  EAC ?

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo...

Xubno ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay gobolka Jubada Hoose

0
Warar  dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay Agagaarka  jiinka wabiga Jubba degmada Jamaame ee gobolka jubada Hoose ay ka sameeyeen ciidanka Kumaandoska...

Maxkamada Racfaanka G/Banaadir oo maanta guda gashay dhaggeysiga Kiiska Sayid Cali

0
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah bilowday dhageysiga dacwadda culus ee loo heysto Sayid-Cali Macallin Daa’uud oo horay Maxkamadda Gobolka Banaadir...

Soomaaliland oo ka carootay warka ka soo baxay G7

0
Wasaaradda arrimaha Dibadda Maamulka Somaliland war  ay soo saartay ayey ku sheegeen in ay ka careysan yihiin hadalka kasoo yeeray wasiiradda arrimaha dibadda ee...

Daacish oo sheegtay in ay dishay dagaalamayaal Alshabaab ka tirsan

0
Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku qaadeen xarumaha  ay ku leeyihiin Alshabaab ee gudaha Soomaaliya, ayna ku dileen in ka badan...

Duqa Muqsosho oo war ka soo saaray Guryaha burbursan

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay kulan Wacyigelin Bulsho iyo dar-dargelinta Amniga oo lagu qabtay...