Home Authors Posts by Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas

Mohamed Ilyas
981 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ka dib markii uu dalka Turkiga uga qeyb...

ATMIS oo Soo gabagabeysi Wejiga labaad ka bixista Ciidankooda Soomaaliya

0
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya  ATMIS ayaa dabayaaqadii bishii Janaayo soo gebagabeeyey Wejigii labaad ee dhimista ciidankooda, kadib markii ay dowladda Soomaaliya ku wareejiyeen...

Xildhibaan hore Maxamed Cumar Maclow oo soo dhaweeyay guulaha ay gaartay...

0
Xildhibaan  hore Maxamed Cumar Macloow kana tirsanaa baarlamankii hore ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay  Hormarka ay ku talaabsatay Dawlada Federaalka Soomaaliya  . Xildhibaan hore Maxamed Cumar Maclow...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Turkiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga ,halkaasi oo loogu sameeyay...

Gudoomiye  Aadan Madoobe oo Gudoomiyay  shir Wadatashi ah

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyay shirka wada-tashi guddoomiyeyaasha Golaha Wakiilada dowlad goboleedyadda,kaas oo looga hadlaayo...

Wafdi  ka socda Qaramada Midoobay oo soo gaaray Muqdisho

0
Wafdi uu Hogaaminayo  Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM u qaabilsan Somalia Raisedon Zenenga ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Raisedon Zenenga ayaa waxaa...

Xubno ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay duqayn ka dhacday gobolka...

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed  oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgal ka fuliyay gobolka Galgaduud gaar ahaan Degaanka Cali Yabaal. War qoraal ah oo  kasoo...

Madaxweyne Hore Farmaajo oo maanta ku soo wajahan Muqdisho          

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa dhowr jeer ku dhaliilay Dawlada uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan...

Ehelada  Eedeysane Sayid Cali  oo Cadaalad  dalbaday

0
Ehellada   Eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis ayaa maanta iyaga oo cabasho ah shir jaraa’id ku qabtay...

Akhriso Magacyada Golaha wasiirada Cusub ee  Puntland

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa soo saaray Liiska Cusub ee Golaha wasiirada Puntland Golaha Wasiirada cusub ee Puntland ayaa ka ballaaran kii hore iyadoo...